Dad ku dhaawacmay Isbuurasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho

Waxaa maanta isbuurasho ka dhacday meel ku dhaw Hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay tirada ka bateen dadkii la doonayay in ay kasoo qeyb galaan muxaadarada Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyawi. Kumanaan dadweyne ah ayaa isugu tagay hoolka Sahal oo la filayay in Muxaadaro ku qabto Sheekh Kenyaawi oo dhawaan Muqdisho yimid, hasa ahaatee … Continue reading Dad ku dhaawacmay Isbuurasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho